Posts

Showing posts from February, 2023

Astaamaha dumarka kacsiga badan

Dumarka kacasiga badan waa dumar dheyman ah Alla yaa raga qaar u sheego in dumarka kacsiga badan ay yihiin kuwo dheyman ah, marka ay bilaawdo riin, aah, ooh, kadibna ku xijiso xog xogasho, kuna darto aboowe, macaane, igu wad, ha joojin, markaaas oo kale raga qaarkood hawada ayeey ka baxaan. Ka waran marka aad qabto mid kamid ah dumarka ugu kacsiga badan misana ay leedahay kuunto macaan, dhexduna u yar tahay, goortaasna ay ku tusineyso inaad waxaas adigu leedahay. Maxaa ka qurux badan marka ay agagaaradaada ku heehaabeyso, si ay ku dareen siiso in ay tahay naag kacsi badan oo raaxada jecel. Si kastaba ha noqotee dumarka kacsiga badan waxaa helo nin nasiib badan, kii helana wuxuu ku duceysto in Aakhiro ay mar kale ku kulmaan. Dhanka kale astaamaha dumarka kacsiga badan iyo raga isku mid ma aha xagga kacsiga iyo xishoodka, dumarka marka ay kacsi dareemaan waa kuwo aad u xishood badan oo aanan dareenkooda soo bandhigi karin. Si kastaa oo ay u rabto galmada, wey is qarineysaa. Waxaa laga ya

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Gabadha Bikrada Ah Oo Ay Tahay Raggu Inay Fahmaan

Ragga badankoodu waxay aaminsan yihiin in ay tahay inuu gabadha dhiig ka yimaado galmada ugu horreysa haddii ay bikro tahay! Run ahaantii waa fikrad khaldan. Waa jira fikrado kale oo khaldan oo raggu ay ka rumaysan yihiin gabadha bikrada ah: waxay aaminsan yihiin in haddii aysan dhib badan ka marin xilliga galmada oo aysan xanuujinin haweeneyda inaysan bikro ahayn. Taasi waa arrin aan jirin. Hagaag, haweenku way kala duwan yihiin, qaababka dadka jirkoodu u falceliyana way kala duwan tahay. Taas macnaheedu waa in dumarka qaar uu dhiig ka imaan karo galmada u horreysa, halka qaarna uusan ka imaanin. Shaqo kuma lahan bikronimada. Waa kuwaan xaqiiqooyinka ku saabsan xuubka bikrada ee ay tahay inaad ogaato kuwaas oo sawir cad kaa siinaya xuubka bikrada iyo khuraafaadka la xiriira. Xaqiiqada koobaad: xuubka bikrada dumarka waa uu kala duwan yahay, qaar baa Alle uusan ku abuurin, qaarne aad ayuu khafiif u yahay oo lama dareemo markaad xaaskaaga u galmoonaysid, qaarna duleello ayuu leeyahay, q

Dhumarku waxay jecelyihiin in sidan loo sameeyo xiliga

  Xaaslayaasha Qaar isku Dabci maaha Marka galmada la sameyaya qofba Waxa uu Jecel Yahay inuumeel Ka Bilaabo Raaxada inta aan leysu Galmoon Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa . Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana . Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana . Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano. Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .