Astaamaha dumarka kacsiga badan

Dumarka kacasiga badan waa dumar dheyman ah


Alla yaa raga qaar u sheego in dumarka kacsiga badan ay yihiin kuwo dheyman ah, marka ay bilaawdo riin, aah, ooh, kadibna ku xijiso xog xogasho, kuna darto aboowe, macaane, igu wad, ha joojin, markaaas oo kale raga qaarkood hawada ayeey ka baxaan. Ka waran marka aad qabto mid kamid ah dumarka ugu kacsiga badan misana ay leedahay kuunto macaan, dhexduna u yar tahay, goortaasna ay ku tusineyso inaad waxaas adigu leedahay.


Maxaa ka qurux badan marka ay agagaaradaada ku heehaabeyso, si ay ku dareen siiso in ay tahay naag kacsi badan oo raaxada jecel. Si kastaba ha noqotee dumarka kacsiga badan waxaa helo nin nasiib badan, kii helana wuxuu ku duceysto in Aakhiro ay mar kale ku kulmaan.



Dhanka kale astaamaha dumarka kacsiga badan iyo raga isku mid ma aha xagga kacsiga iyo xishoodka, dumarka marka ay kacsi dareemaan waa kuwo aad u xishood badan oo aanan dareenkooda soo bandhigi karin. Si kastaa oo ay u rabto galmada, wey is qarineysaa. Waxaa laga yaabaa in ay aad ugu baahan tahay baahalka ninkeeda (Guska), hadana si toos ah uma dhihi karto. Taasina ma ahan wax fiican oo la sameeyo, sababatoo ah waxa ay xaasku ku keeni kartaa niyad jab.


Sida caadada ah dumarka kacsiga badan kuma soo aado nin wax badan ka yaqaano raaxada guurka waana sababta dumar fara badan aysan u helin raaxo ku filan, calashaan mar walbaa waxay jiiftaan iyagoon qanacsaneyn. Muhiim ma ahan in ninka uu leeyahay baahal weyn (gus weyn) ee muhiimadu waa inuu yaqaano sida loo kiciyo dareenka dumarka. Waxa jiro meelo markii dumarka sidaan looga taabto ay horay kacsi ka dareemaan, xittaa haddii ay yihiin dumarka fircooniga ah.


Sidoo kale raga kacsiga badan iyana waxaa macquul ah in ay guursadaan xaas aanan kacsi badneyn, raaxada aanan sidaa ku ahayn, kaliya in ay ninkeeda baahasha u kala furto, markuu dhameystana isku xirato, raaxada nuucaas ahna waa mid caajis ah, waxa ay sababi karto in ninka uu raadiyo naago kale.


Hadaan u soo laabto xishoodka, Dumarka in ay xishood badan yihiin waxaa og qof walbaa iskuna mid ahan marka loo eego raga, maxaa yeelay waxay ka baqaysaa in ninkeeda uu ku dhaho waxaa tahay naag kacsi badan ama lagu tuhumo in ay tahay naag xun oo dhilo ah. Xusuusnow raga oo idil isku mid ma ahan oo waxay ku xiran tahay hadba ninka sida uu reer magaal u yahay. Raga reer magaalka ah ee hadda jiro waxay aad uga helaan dumarka kacsiga badan, waana ku waashaan, marka ay naagtu u dirto ninka erayadaan oo kale:


Xaaladaha dumarka kacsiga badan


Bulshadaha qaar gaar ahaan  bulshada Soomaalida inta badan waxay aaminsan yihiiniin in dumarka kacsiga badan ee galmada nimankooda ka dalbado in ay yihiin naago dhilo ah oo qof walbaa baahalka dhex gashado, calashaan waxay aaminsan yihiin in dhilooyinka ay wasmada dalbadaan,  taasina waa fikrad qaldan oo raga qaar ay aaminsanyihiin. Raga markii la weydiiyo sida ay u arkaan arinta ku saabsan naagaha kacsiga badan, waxay yiraahdaan Dumarka fiican waxaas wey ka xishoodaan iyo bala balaaa.


Sheekada noocaas ah waa wax aan sal iyo raad lahyn, naagta marka ay kacsi badan tahay waxaa waajib ah in ay ninkeeda dareensiiso, macnaha ma ahan in ay ninkeeda toos u dhaheyso ee waxay adeegsaneysaan hab kale, haddey u dhahdana wax ceeb ma ahan.







Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Sheeko wasmo

Si dabiici ah isaga daaweeye madax xanuunka