Posts

Cudurka babasiirka

Astaamaha dumarka kacsiga badan

Dumarka kacasiga badan waa dumar dheyman ah Alla yaa raga qaar u sheego in dumarka kacsiga badan ay yihiin kuwo dheyman ah, marka ay bilaawdo riin, aah, ooh, kadibna ku xijiso xog xogasho, kuna darto aboowe, macaane, igu wad, ha joojin, markaaas oo kale raga qaarkood hawada ayeey ka baxaan. Ka waran marka aad qabto mid kamid ah dumarka ugu kacsiga badan misana ay leedahay kuunto macaan, dhexduna u yar tahay, goortaasna ay ku tusineyso inaad waxaas adigu leedahay. Maxaa ka qurux badan marka ay agagaaradaada ku heehaabeyso, si ay ku dareen siiso in ay tahay naag kacsi badan oo raaxada jecel. Si kastaba ha noqotee dumarka kacsiga badan waxaa helo nin nasiib badan, kii helana wuxuu ku duceysto in Aakhiro ay mar kale ku kulmaan. Dhanka kale astaamaha dumarka kacsiga badan iyo raga isku mid ma aha xagga kacsiga iyo xishoodka, dumarka marka ay kacsi dareemaan waa kuwo aad u xishood badan oo aanan dareenkooda soo bandhigi karin. Si kastaa oo ay u rabto galmada, wey is qarineysaa. Waxaa laga ya

Xaqiiqooyin Ku Saabsan Gabadha Bikrada Ah Oo Ay Tahay Raggu Inay Fahmaan

Ragga badankoodu waxay aaminsan yihiin in ay tahay inuu gabadha dhiig ka yimaado galmada ugu horreysa haddii ay bikro tahay! Run ahaantii waa fikrad khaldan. Waa jira fikrado kale oo khaldan oo raggu ay ka rumaysan yihiin gabadha bikrada ah: waxay aaminsan yihiin in haddii aysan dhib badan ka marin xilliga galmada oo aysan xanuujinin haweeneyda inaysan bikro ahayn. Taasi waa arrin aan jirin. Hagaag, haweenku way kala duwan yihiin, qaababka dadka jirkoodu u falceliyana way kala duwan tahay. Taas macnaheedu waa in dumarka qaar uu dhiig ka imaan karo galmada u horreysa, halka qaarna uusan ka imaanin. Shaqo kuma lahan bikronimada. Waa kuwaan xaqiiqooyinka ku saabsan xuubka bikrada ee ay tahay inaad ogaato kuwaas oo sawir cad kaa siinaya xuubka bikrada iyo khuraafaadka la xiriira. Xaqiiqada koobaad: xuubka bikrada dumarka waa uu kala duwan yahay, qaar baa Alle uusan ku abuurin, qaarne aad ayuu khafiif u yahay oo lama dareemo markaad xaaskaaga u galmoonaysid, qaarna duleello ayuu leeyahay, q

Dhumarku waxay jecelyihiin in sidan loo sameeyo xiliga

  Xaaslayaasha Qaar isku Dabci maaha Marka galmada la sameyaya qofba Waxa uu Jecel Yahay inuumeel Ka Bilaabo Raaxada inta aan leysu Galmoon Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa . Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana . Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana . Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano. Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .

Biyo baxa degdega ah maxaa sababa

 Biyo baxa deg dega ah waa in la xajin kari waayo biyaha inta ay bilowga tahay galmada. Arrintaan waa mid aad ugu sii kordhaysa ragga dunida. Inkastoo dumarku  ay ku yartahay dhibaatadaan. Waa xaalad xanuun badan oo aan farxad gelinayn lammaanaha, keenaysana in laysku qanacsanaan waayo, welwel, baqdin badan, iyo ugu danbeyn dareenka raaxada oo hoos u dhaca niyad jab dartii. Maxaa keenaya biyaha oo la xajin kari waayo? Xaaladdani ma lahan sabab la caddeyn karo cilmi ahaan, waayo rabitaanka ragga ayaa keenta in dib loo dhigo biyo baxa si raaxo ku filan loola qaato lammaanaha. Xilliyada qaar waxaa dhici kara marka lammaane cusub loo tagayo, oo wax ka yar muddada caadiga ah ay ku yimaadan biyaha ragga. Waxa ugu wayn ee la ogyahay ee keenaa dhibtaan waa xaaladdo nafsi ku ah qofka, sida welwelka, niyad jabka. Waxaa xilliyada qaar sababi kara daawo si qaldan loo adeegsaday. Calaamadaha caddeynaya xaaladaan Waxa ugu wayn ee qofka biya baxa deg degga ah leh lagu arkayaa waa biyaha oo yimaada ka

Faaidada wasmada

  Galmada badan iyo caafimaadka Galmada ninka iyo xaaskiisa dhex marta kuma koobna keliya iney si wadajir ah u raaxeystaan ubadna kala dhalaan, balse Waxyaabo badan oo isu-tagga lamaanaha is qaba ay faa’idooyin caafimaad ka heli karaan oo halkaan lagu soo koobi karin ayaa jira, sida ka hortagga cudurrada wadnaha ku dhaca, ka hortagga xanuunka caadada, xoojinta murqaha kaadi heysta iyo helidda hurdo wanaagsan. Waxaan qormadaan ku soo qaadanayna 7 faaido oo cilmi ahaan la xaqiijiyay in laga helo galmada xalaasha ah ee  joogtada ah. Xoojinta difaaca jirka :  Isu-tagga lammaanaha is qaba waxay isbadal ku sameeyaa nafsiyaatka lamaanaha, waxayna sare u qaadaa difaaca jirka, sidaa darteed waxaa la arkay inay badanaa dadka isqaba aysan ku badnayn xanuunada ka dhasho difaac yarida sida hargabka iyo ifilada. Hoos U Dhigidda Miisaanka :  Galmada oo si joogto loo sameeyaa waxaa lagu tiriyaa inay tahay nooc jimicsiga ka mid ah iyo hab uu qofka miisaanka isaga dhimi karo, waayo xilliga galmada qofka

Sheeko wasmo

 SHEEKO WASMO Waxay ahay subax jewiguna aad u qaboobaa, xaley oo dhanna roob ayaa da'aayey. Waxaan laso baxay bajaaj aan ku xamaasho si aan usoo dhacsado nolol maalmeedkeyga. Anigoo isleh maxaad qaadaa ayaan arkey gabar quruxdeeda aan laga sheekeyn karin oo ii gacan haatineysa. Waxa ina dhexmarey wareysigaan: ANIGA: abaayo xageed rabta oon ku geeyaa.? IYADA:  waxaan rabey dabka. Ee quruxow meeqaad u qaadee. Weyna qososhey barta aan taagneen waxay ahay tarbuunka. ANIGA: 3 dollar walaasheey. IYADA:  Hadii lawaayana?☺ ANIGA: Dhibmalaha waan heshiineynaa qaali. IYADA:  Haye, boorsadaan oso saar aboowe. Gabadha codkeeda waa mid macaan laxanka hadalkeedana waxaa laga fahmayaa naxariis iyo iney ubogeyso lahadalkeyga. Aad baan ugu mashquuley sida ay ulebisanthy waxan fahmayey iney tahay gabar uu dhalay aabe taajir ah, runtii waan u qaadan waayey sida ay iigu soo dhowaaneyso oo aan isu fahamney daqiida kooban gudahooda. Borsadii ayaan mootada usaarey waana soo kexeeyey bilowgii socdaalkeena

Sheeko bashaal

 Sheekadaan waxaa ii sheegtay oo ay udhacday gabar fan kayga ka mid ah waxayna jeclaysatay in ay idin la qabsato, ku soo dhawaada Qab jabin Q1aad Wiil adeerkay dhalay ayaa gurigeena la keenay oo la yiri waa idin la joogayaa oo magaalada ayuu wax ka baran, magaala kale ayuu ka yimid, runtii iil qurxoon ayuu ahaa oo qacdii horaba aad dareemaysid in uu qurux aan caadi ahayn uu leeyhay, balse waa kibir badna, dadka lama hadlo, sidii uu dadka dhan ka sreeyo ayuu u dhaqmaa, aniga wuxuuba ii arkaa waa sidaanka dareemaye waxaan waxba ahayn, asagii oo dhan ayaan nacay waa iga soo booday, waxaan sii nacay maalin markii aan arkay gabar xaafada ah asaga la fadhiyo oo la qoslaya, anigana dad iima haysto gabdhaha kala waa la qoslayaa, ciil meel aan is dhigo ayaa waayay, ana noloshaan cariiri ku galiyay af xumo iyo yasid baan ku bilaabay, cunada markaan siinayo wax yar baan u guraa, sariirta uma goglo, qolka kama nadiifiyo, markii wasqdu ku badato ayaa mar xaaqin soo mariyaa, dharkiisa si fiican uma