Sheeko wasmo

 SHEEKO WASMO


Waxay ahay subax jewiguna aad u qaboobaa, xaley oo dhanna roob ayaa da'aayey.
Waxaan laso baxay bajaaj aan ku xamaasho si aan usoo dhacsado nolol maalmeedkeyga.
Anigoo isleh maxaad qaadaa ayaan arkey gabar quruxdeeda aan laga sheekeyn karin oo ii gacan haatineysa. Waxa ina dhexmarey wareysigaan:

ANIGA: abaayo xageed rabta oon ku geeyaa.?
IYADA:  waxaan rabey dabka. Ee quruxow meeqaad u qaadee. Weyna qososhey

barta aan taagneen waxay ahay tarbuunka.

ANIGA: 3 dollar walaasheey.
IYADA:  Hadii lawaayana?☺
ANIGA: Dhibmalaha waan heshiineynaa qaali.
IYADA:  Haye, boorsadaan oso saar aboowe.

Gabadha codkeeda waa mid macaan laxanka hadalkeedana waxaa laga fahmayaa naxariis iyo iney ubogeyso lahadalkeyga.

Aad baan ugu mashquuley sida ay ulebisanthy waxan fahmayey iney tahay gabar uu dhalay aabe taajir ah, runtii waan u qaadan waayey sida ay iigu soo dhowaaneyso oo aan isu fahamney daqiida kooban gudahooda.

Borsadii ayaan mootada usaarey waana soo kexeeyey bilowgii socdaalkeena waxaan aaminsana iney tahy qof dabeecad ahaan iska furfuran oo aan wax dana iga lahay.

Balse cabaar markaan soo soconey ayey igala hadashey arimo badan oo laga dareemayey iney wax kale soo wado. Aniga ahaan go'aankeyga waxa uu ahaa inaan ka shaqeysto hadey cirbada iigashana aan ku qabsado. Laakiin rajadeyda ma fiicneeyn maadaama ay gabadhu u muuqatey mid dabaqad sare kunool waxaan aaminsanaa inaan ahayn isku leval.

Sheekadii ayaa isugu keen baxdey, meshii aan usoconey ayaa lagaarey. Waa ay dagatey, aniguna  boorsadii ayaan usoo dajiyey.
Waxay iga codsatey inaan boorsada kor usaaro.

Waan ku faraxsana inaan xamaali unoqdo. weyna istaahishey runtii.
Markaan garney jaranjarada afaraad ayey igu tiri halkaan usoo leedo aboowe. Qol hortiisa ayaan istaagney, waxay igu tiri "boorsada iska dhig noh☺" waanba isku iloobey culeyskeeda ayaanba u bogey ayaan ku dhahay.
Aad bey u qososhey ayadoo qosleysa ayey iga  dharbaaxdey garabka. "Adigaaaa" ayeyna ii raacisey.

Si lama filaan ah ayey igu tiri soo gal.
Anigo indhaha taagaya ayaan gudaha u galey ayadiina xaga kusiinka ayey aadey. Ayadoo si socota ayey i weydiisey magaceyga kadib waxan ku iri "waa Axmed".

Weysoo laabatey waxayna ii keentey raashiin aad macan, dooro iyo bariis. waxay igu tiri "faraxo aboowe, shaqada ayaan kaa daahinayaa soo maha?" Waxan ku iri maya waa cadi. Anigoo ka xishoonaya madaxa hoos geeyey ayaan ku iri adiga magaca?
Markaan su aashaas weydiiye oo aan madaxeyga kor uso qadey waxaan arkey ayadoo iska bixisey garbasaar ay wadatey.
Kadib ayey igu tiri magaceygu nafiso.

Maxan raashiin cunaa naaseheeda aad moodo banooni ayaan idhaha kaleexinwaayey keliya waxay wadataa fanaanad qoorta v ku leh iyo goono timaheedana wey qaawanyihiin.

Raashiinkii kadib tv ayey daartey aadbeyna udheereysey codka tv ga waxayna igu tiri.......

😓Part 2 comin soon

Comments

Post a Comment

Popular posts from this blog

Astaamaha dumarka kacsiga badan

Si dabiici ah isaga daaweeye madax xanuunka