1' Natiijada wareegga 1-aad ee doorashada guddoonka BF iyo sida codka loo kala helay

 Muqdisho (Caasimada Online) – Waxaa hadda lasoo gabagabeeyey wareegga koowaad ee codeynta xildhibaanada golaha shacabka ee doorashada guddoomiyaha golahaas, oo ka socota teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho.

Codadka ugu badan waxaa helay Xildhibaan Xasan Cabdi Nuur, waxaana codadka loo kala helay sidan:

1- Xasan Cabdinuur 98-cod

2- Sheekh Aadan Madoobe 74-cod

3- Cabdulaahi Black 33-cod

4- Aadan Saransoor 23-cod

5- Shariif Maxamed Cabdalla 13-cod

Cabdirashiid Maxamed Xidig 6-cod

Xildhibaan Saadaq Cabdullaahi Cabdi 5-cod.

Sida uu shaaciyey guddoomiyaha guddiga doorashada Cabdirisaaq Cumar Maxamed. Wareega hore waxaa ka gudbaya 4 musharax, hadii uusan Musharrax helin 50+1 oo ah 139, mana jiro musharax hadda gaaray tiradaas, taas oo ka dhigay in wareeg kale la aadi doono.

Comments

Popular posts from this blog

Astaamaha dumarka kacsiga badan

Sheeko wasmo

Si dabiici ah isaga daaweeye madax xanuunka